Iskoolka caraabiga ee Oslo

Ku baro afcaraabiga iskoolkayaga uun!!

Ma rabtaa in aad afcaraabiga Oslo aad ku barato?

Ma dooneysaa qiime macquul ah oo aad ku barato afcaraabiga?

Iskoolka caraabiga ee Oslo waxa uu ku jira iskoolada
 luuqadaha kuwa ugu fiican ee Oslo

Iskoolku luuqadaan adag ayuu aad ugu fududaaynayaa
ardaayda,  tasna waxaa suurta geliyeey macalimiin
xifrad u leeh luuqada oo tabaran.

Iskoolkaan waxaad ka helaaysaa koorsebiloow ah, koorsedhexe
iyo koorseyaal kale oo heersare ah.

Koorsahawakhtigiisa wuxuu u dhexeeyaa 20 sacadood ilamaa
6 bilood, waxaay ku xiraantahay leevelka iyo koorsahaa
uu ardaaygu rabo.

Koorsahaan waxaa laadhigaa habeen nimadii maalmaha
 caadiga ah iyo Sabtida iyo Axada.

Si uu koorsuhu ardaayda wakhtiigooda ugu filnaado.

Waxaan rabnaa inaay ardaaydu bartaan sida afcaraabiga loo akhriyoo,

loo qoro iyo inaay kuhadlaan oo fahmaan afcaraabiga
aduunka dhan looga hadlo

Afcaraabigu aad ayuu ufududaanayaa in la barto, waxaad
 ku barankartaa iskoolka Caraabiga ee Oslo 00 kaliyaa.
 

Kusoo dhawaada,

For mer informasjon kontakt oss på 21 66 07 68 / 48 03 47 10
kurs@arabiskskole.no